Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
saaka waa Jimce Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-05-1441 oo waafaqsan 24-01-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya