Dilka Qaasim Suleymaani iyo Waxa laga yiri.(Dhagayso)

Maalintii shalay waxaa nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee magaalada Baqdaad caasimadda dalka Ciraaq duqeyn ka dhacday lagu dilay jeneraal Qaasim Suleymaani oo kamid ah saraakiisha sar sare ee ciidamada Kacaanka Iiraan.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay masuuliyadda dilka Jeneraalkan, waxaana dowladda Iiraan dhankeeda ay ku hanjabtay iney jawaab cad bixin doonto.

Hadaba Maxaa kusoo kordhay dilka Qaasim Suleymaani?

Halkan ka dhagayso Dilka Qaasim Suleymaani iyo waxa kusoo kordhay.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.