Filo Goordhow Barnaamij Gaar ah.
Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay soo gudbineysaa barnaamij muhiim ah oo loogu magacdaray “Duulaanka Dhaqaale ee Shiiinaha” kaas oo ay ka qeybgalayaan Aqoonyahanno Soomaaliyeed.
Barnaamijkan oo ka koobnaan doona laba qeybood, qeybtiisa ugu horeysa waxay soo geli doontaa galabta marka ay saacaddu ku beegantahay 05:00PM, waxaana si qota dheer uu barnaamijku suurad kaga bixinayaa duulaanka Dhaqaale ee Shiinuhu kusoo qaaday Caalamka.
Halkan ka dhagayso Goos goos ku saabsan Barnaamijka Gaarka ah