3 Sano kadib, Maxaa u Qabsoomey Farmaajo, muxuuna ku Fashilmay?(Warbixin)

Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan ayaa warbixin gaar ah ka diyaarisay saddex sano kadib waxa uu qabsoomey madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyo waxa uu ku fashilmey.
Warbixintan ayaa marka hore soo bandhigeysa waxa uu ku fashilmay madaxweynaha, kadibna waxay soo bandhigeysaa wax yaabaha uu ku guuleystay amaba u qabsoomay.
Halkan ka dhagayso Warbixin 3 Sano Kadib Doorashadii FARMAAJO