Beesha Maxmuud Hiraab Oo soo xiratay Machad Sharci ah.(Sawirro)

Beesha Maxmuud Hiraab oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa machad sharci ah kusoo xirtay wilaayada islaamiga ee Galgaduud.

Munaasabad aad u ballaaran oo lagu soo xirayay dufco ardey dhalinyaro ah oo dhameysatay fatradii waxbarashada machadka Al-Hudaa, taas oo ka dhacday magaalada Ceelbuur ee xarunta wilaayada islaamiga ee Galgaduud.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay masuuliyiinta Wilaayada, Odayaasha dhaqanka iyo waxgarad soomaaliyeed, waxayna ardeydu soo bandhigeen qeyb kamid ah waxyaabihii ay barteen.

Hoos ka daawo Sawirrada Xafladda..

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.