Al-Qaacidada Jaziiratul Carab oo xaqiijisay Dilka Sheekh Qaasim Ar-riimi.
Bayaan kasoo baxay faraca Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ayaa lagu xaqiijiyay in Sheekh Qaasim Ar-riimi lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo uu Maraykanku ka fuliyay wadanka Yemen.
Bayaan uu jeedinayo hogaamiye Sheekh Xamad bin Xamuud At-tamiimi ayaa lagu xaqiijiyay arrintan iyadoo Sheekha uu sanadihii u dambeeyey hogaaminayay Al-Qaacidada Jaziiratul Carab.
Hogaanka jamaacada ayaa waxaa loo dhiibay sheekh Khaalid Baadharfi.
Hoos ka dhagayso Nuxurka bayaanka kasoo baxay Al-Qaacidada Jaziiratul Carab.
Halkan ka Dhagayso Nuxurka bayaanka kasoo baxay Al-Qaacidada Jaziiratul Carab
(klonopin)
Halyey dhimashadi miyaa
Han keenu ku joog sadaa
Jadiisu nin kay gashaba
Hambada uga dagi mid kale
Hogaan kana wuu banayn
Hayaan kuna waa socdaa
Hubaal weeyaan sharciya
Hufiyo eber inay moqdaan
Hala mawdku seegayn
Halyeey gii naga dhintaa
Hortiisuu khayrka heli
Hogaan kuna abid madhumin