Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Halista Diineed Ee Ay Wajahayaan Soomaalida Ku Nool Yurub & Mareykan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay halista diineed ee ku hareereysan Soomaalida ku nool wadamada Maraykanka iyo Yurub, waxaana ka qeybgalay aqoonyahanada Sheekh Cabdi Qani Qardaawi iyo Aqoonyahan Maxmuud Ugaas.
Halkan ka dhagayso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah 28-02-2020
Halkan ka dhagyaso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah 28-02-2020