Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Kaalinta Culimada Soomaaliyeed.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay dowrka ay Culimada diinta Islaamka ee Soomaaliyeed kaga aadan duulaanka lagu soo qaaday dalka Soomaliya iyo samata bixinta umadda Soomaaliyeed, waxaana barnaamijka ka qeybgalaya Sheekh Maxamed Bashaar, Sheekh Cabdi-Raxman Firin, Sheekh Jaamac Cabdi Salaam iyo Sheekh Faarax.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 07 02 2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.