Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Ruushka oo doonaya inuu Saldhig ka sameysto Wuqooyi Galbeed.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay Ruushka oo doonaya inuu saldhig milliteri ka sameysto gobollada Wuqooyi galbeed ee Soomaaliya gaar ahaan Zeylac ama Berbera.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 14-02-2020 tayo sare

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 14-02-2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.