Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 10-06-1441 oo waafaqsan 04-02-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso War Duhur 04-02-2020

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.