Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-06-1441 oo waafaqsan 08-02-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.