Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-06-1441 oo waafaqsan 21 02 2020 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali