Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-07-1441 oo waafaqsan 29 02 2020 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir