Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-06-1441 oo waafaqsan 02-02-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.

Halkan kala deg warka Subaxnimo 02 02 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.