Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-06-1441 oo waafaqsan 07-02-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Cali Aadan.

Halkan Ka Degso Warka subax 07-02-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.