Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-06-1441 oo waafaqsan 10-02-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.