Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-06-1441 oo waafaqsan 18-02 2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Cali Aadan.

Halkan Ka Degso War subax 18 02-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.