Hal Qarni oo laga joogo Halgankii Daraawiishta iyo Sayid Muxamad Cabdulle Xassan.(Warbixin)

Waxaa qarni laga joogaa markii uu geeriyooday Alle ha u naxriiste Sayid Muxamad Cabdulle Xassan iyo halgankii weynaa ee Daraawiishtu la galeen gumeystihii Ingiriiska.

Warbixintan waxay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan eegeysaa halgankaas iyo waxa ay ka baran karaan Umadda Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Warbixin 100 sano oo laga joogo halgankii Daraawiishta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.