Waa kuma Sheekh Qaasim Ar-riimi, hogaamiyihii Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab?
Hogaanka sare ee mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ayaa si toos ah u shaaciyay “istish-haadka” sheekh Qaasim Ar-riimi, hogaamiyihii hore ee Al-Qaacida.
Kalimad maqal ah oo ay baahisay mu’assasada warbaahineed ee Al-Malaaxim, islamarkaana uu jeedinayo Sheekh Xamad bin Xamuud At-tamiimi.
Halkan ka dhagyaso Warbixin Istishhaadka Sheekh Qaasim Ar-riimi