Waa sidee Xaaladda Wuqooyiga Suuriya.(Dhagayso Warbixin)

Magaalada Idlib ee wuqooyiga Suuriya.

Wuqooyiga Suuriya gaar ahaan gobollada  Idlib iyo Xalab waxaa ka soconaya dagaallo waaweyn oo dhexmaraya Kooxha kacdoon wadayaasha iyo Jihaadiyiinta oo dhinac ah iyo ciidamada Nuseyriyda oo taageero ka helaya Rawaafida iyo Ruushka.

Warbixintan waxaan ku eegeynaa xaaladda guud ee wuqooyiga Suuriya, halka la kala  marayo iyo waxa la filan karo.

Halkan ka dhagayso Warbixin ku saabsan xaaladda wuqooyiga Suuriya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.