Alshabaab oo Tahniyad ka dirtay Weerarkii Alqaacida ee Maraykanka.

Bayaan ku qoran Luuqada Carabiga ayay soo saartay Mu’asasada Alkataa’ib kaasi oo lagu bogaadiyay weerarkii ka dhacay dalka Maraykanka ee Mas’uuliyadiisu sheegatay Alqaacidada Yaman.

Howlgalkii Gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa beegsaday saldhig ay ku suganyihiin ciidamo Maraykanka,waxaana lagu dilay saraakiil Ameerikaan ah.

“Waxaa tihiin Halyeeyo jiilasha ubidhaamiyay wadada xaqa ah iyo dagaalka ka dhanka ah diimaha baadilka ah.Manhajkoodu waa kitaab wax gargaara iyo seyf gargaarta,waxay kulansadeen Cilmiga iyo camalka.dacwada iyo Halganka,Allaah wuxuu barakeeyay dadaalkooda heer ay mareykanka sanka dhulka ugu jiidaan oo ay la beegsadaan howlgallo aysan jirin cid kaga horeysay”ayaa lagu yiri bayaanka.

Halkaan ka dhageyso warbixin ka hadlaysa bayaanka.

Halkan kala deg Bayaanka oo PDF ah

You might also like
1 Comment
  1. Abuufatima says

    Dhiilada colaadeed kufriga dhawda laga saaray
    Dhakafaare gaaladu markii loogu soo dhacaye
    Dhufays kay qoteen iyo macelin dhisiyo xayn daabe
    Dharaar bay u daadeen durbaba wiilal dhiiranuye
    Dharbaa xooyin talan taaliyaa dhaawac yaa helaye
    Dhib kay horay u gays teena dheefti bay gurane
    Godob tooda niman dhaafayoo dhiibi maan nihine
    Dhabtii way ogaadeen kufrigu dhuux inaan nahaye
    Dhalad aan barxamin baanihiyo dheeman iyo luule
    Godob tooda niman dhaafayoo dhiiba maan nihine
    Dhambaal baan u diri geesiyadi dhiigod noo huraye
    Jano aan dhamaanayn Ilaahay haydin dhaxal siiyo

Leave A Reply

Your email address will not be published.