Carona Virus oo ku dhacay Masuuliyiin sar sare oo Maraykan ah.(Dhagayso)

Wasaaradda Aqoonta guud ee Faransiiska waxaa ku dhacay Carona.

Cudurka Carona virus ayaa kusii baahaya caalamka maalinba maalinta xigta, waxaana hadda uu soo ritay masuuliyiin sar sare oo katirsan dowladaha Caalamka oo ay Maraykanka ku jirto.

Wadamada uu sida ba’an u saameeyey waxaa kamid ah Talyaaniga, Faransiiska, Iiraan iyo Shiinaha, waxaana dadka uu ku dhacay ku jiro wasiiro, taliyaal ciidan iyo Xubno baarlamaan.

Halkan ka dhagayso Faafaahin ku aadan cudurka Carona Virus.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.