DEG-DEG: Duqeymo Culus oo ku socda Saldhigyada Shisheeyaha ee Jannaale.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in duqeyn culus ay haatan ku socoto saldhiga ciidamada Shisheeyahada iyo kuwa dowladda federaalka ay ku leeyihiin magaaladaas.

Madaafiic ayaa ku hoobaneysa saldhiga, waxaana kala cararaya ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa dowladda federaalka.

Dorraad ayay ahayd markii sidan oo kale duqeymo gaaraya afartan madfac loogu garaacay Shisheeyaha iyo kuwa dowladda federaalka ee jooga Jannaale.

Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

You might also like
1 Comment
  1. Abuufatima says

    Dabka saara diin laawahaa diiday rabigiisa
    Dubta oo xasuuqoo jaroo deebsha cadaw Eebe
    Dushaa laga rartaa daalin kii gaal dulays taaye
    Dayuus iyo nijaas weeye aan damiir layne
    Daawo kale ma ay lahan gaal ninuu abid dukhuulaaye
    Dir halaabay weeyiyo waxaan caymo loo dayine
    Duba oo xasuuqoo jaroo yaan cid laga daynin

Leave A Reply

Your email address will not be published.