Dhagayso Barnaamijka Halgankii Daraawiishta.

Halgankii Daraawiishta, waa barnaamij Taariikhi ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisay halgankii Sayid Muxamad Cabdulle Xasan uu hogaaminayay ee uu la gay gumeystihii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Culimo iyo Aqoonyahanno Soomaaliyeed, waxaana barnaamijka si fiican loogu dabaqay xaaladda hadda ka taagan Soomaaliya.

You might also like
2 Comments
  1. Nasiib says

    Asc.wan idin mahad celineynaa idaacada al furqaan.waxan idin ka codsaneynaa inad sidaan oo kale noogu soo diyaarisaan marnaamijka isma badasho diintuyee admigaa dayooba.

  2. Muscad says

    السلام عليكم اخوة
    Cajalada 17 ee halganka daraawiishda u sameeya meeshii lagala degaayy ilahy dambigiina ha dhaafee.

Leave A Reply

Your email address will not be published.