Dhagayso Dhulkii Awooweyaasheena Yaa Soo Dhicin doona?

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin doona, waa barnaamij Taariikhi ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisay halgankii Geeska Africa ku dhexmaray Muslimiinta iyo Xabashida Nasaarada Itoobiya, gaar ahaan halgankii Imaam Axmed Guray.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Culimo iyo Aqoonyahanno Soomaaliyeed, waxaana barnaamijku banaanka soo dhigayaa damaca Xabashida iyo sida ay Awooweyaasheena isaga difaaceen.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.