Dhageyso Sh/Cali Dheere oo Ka Qeyb Galay Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay Shikii weynihii ay isugu yimaadeen culimada, odayaasha dhaqanka iyo hogaanka Xarakada Al-Shabaab kasoo looga wada tashaday halganka ka socda Bariga Afrika.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere iyo marti kale.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiiradda Jimcaha 27-03-2020

Halkan ka dhagayso Diiiradda Jimcaha 27-03-2020 lite

You might also like
1 Comment
  1. Abuufatima says

    Nin kastoo xaqiiqadan dafira xiiso male tiise
    Xayeesiinta been taa ku waa xarago moodaaya
    Xulufada Ibliis kiyo kufrigu hays xundhuqiyeene
    Xarakadaa shabaab kiyo shacbigu gaar xal kaan rabaye
    Xurmad malahan gaal kiyo nin kuu xabashi taageeroo
    Wadaad xume xad kii dhaafayee baadil xarakeeya
    Ximaar iyo zandiiq weeye iyo xaaqid mooryaane
    Xujo iyo daliil uma hayaan xabashi kaalmayso
    Xaqaa oo cad bay diidayaan kana xanaaqeene
    Xarbiganu islaam iyo kufruu yahay xisaab tiise
    Fasaqada xishood kii ka tagay xeel nagama hayso

Leave A Reply

Your email address will not be published.