Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Isniin, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-07-1441 oo waafaqsan 10-03-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso War Duhur 10-03-2020 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.