Dhageyso Warka duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-07-1441 oo waafaqsan 16-03-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaax Axmed.