Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-07-1441 oo waafaqsan 09-03-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.