Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-07-1441 oo waafaqsan 23-03-2020 Warka Subaxnimo  waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi

 

Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 23 03 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.