Dilal iyo Howlgallo ka dhacay Muqdisho, Boosaaso iyo duleedka Kismaayo.
Howgalaldan oo ahaa kuwo dhacay xiliyo isku dhow ayaa khasaaro lagu garsiyay Dowladda federaalka iyo maamullada Jubbaland iyo Puntland.
Hadii aynu ku hormarno qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxaa la labeegsaday gaari cabdi bile ah oo ay saarnaayeen ciidamada Bangraf ee uu ku shaqeysto Maraykanka.
Guutada qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax xoogan la helay gaarigan xili uu kusiijeeday magaalada Muqdisho, khasaro ayaana garay qaar kamid ah ciidamadii saarnaa.
Inta laxaqiijiyay qaraxaas waxaa ku dhintay 1 askari oo banagaraf ah iyadoona mid kale uu dhaawac daran soo gaaray.
Gaariga cabdi bilaha ah ee qaraxa lala helay ayaa gabi ahaanbo burburay waxaana meydka askari iyo kan dhaawaca meesha kaqaaday gaari kale oo ciidan waday oo halkaa ka ag dhawaa.
Dhanka kale magaalada Muqdisho xalay waxaa ka dhacay howgal gaar ah oo ay fuliyeen rag katirsan katiibada Muxamad bin Maslama, kaasoo ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Howgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa mujaahidinta wexey ku dileen xubin sare oo katirsan waaxda Canshuuraha mamulka gobolka banaadir ee Dowladda federaalka.
Ninka ladilay ayaa waxaa lagu magacabaa Xasan Fadareyshin, wuxuuna ahaa madaxii canshuuraha ee degmada kaxda u qaabilsan Dowladda federaalka.
Ragii dilay ayaa horay uga sii qatay qori uu ku hubeysanaa waxana xalay goordambe goobta soo gaaray ciidamada booliska degmada Kaxda iyagoona halkaas ka sameeyay britaan an wax natiija ah kasoo bixin.
Magaalada Boosaaso ee gobolka bari sacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay isna howglal qorsheysan oo lagu dilay xubno katirsan maamulka Puntiland.
Saleebaan Axmed Shire oo ahaa agaasime waaxeedka xaafad katirsan Boosaso ayaana howlgalkan lagu kharijaiyay.
Dhanka Jubbada hoose, ciidamao katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shalay galnkii dabe Howgal burcad sifeyn ah wexey ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo.
Deegaanka uu howlgalka ka dhacay waxaa lagu magacaabaa Yoontooy, waxaana isbaaro dadka lagu baarto u taalaly ciidamo katirsan maamulka Jubbaland.
Ciidamada isbaarada joogay ayaa kala firxaday, markii ay ka war heleen rasaasta Mujaahidiinta oo kusoo dhaceysa, waxaana dhaawacmay mid kamid ah askartii maamulka Jubbaland.
Dhamaan howlgalladan waxaa masuuliyadooda sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.