Askari Ugandhees ah Oo Si Layaab leh Loogu dilay Ambareeso.

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal heersare ah ka fuliyay deegaan hoos yimaada magaalada Baraawe, halkaas oo ay saldhig ciidan ku leeyihiin ciidamada Shisheeye ee Uganda.

Ciidamada Shiishyahannada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si xeeladeysan waxay askari Ugaandhees ah ugu dhex toogteen gudaha saldhiga milliteri ee Shisheeyuhu ku leeyihiin Ambareeso.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgalka kadib waxay goobta uga soo dhaqaaqeen si nabadgeliyo ah, waxaana markaas kadib ciidamada Shisheeyaha ay duqeyn ku garaaceen deegaannada howdka ah.

Howlgallada kala duwan ee ay fulinayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa si joogta ah waxay uga dhacaan goobaha ay Shisheeyuhu ka joogaan gobollada Soomaaliya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.