Ciidama Itoobiyaan ah oo dagaal culus ku qabsaday duleedka Luuq.


Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in dagaal culus ay la kulmeen ciidamo Xabashi Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay dhanka xuduud beenaatkaa.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal culus oo qorsheysan ku qaaday askarta Itoobiyaanka xilli ay socdaal ku jireen, waxaana daryanka hubka cul culus ee la is dhaafsaday laga maqlayay deegaannada baadiyaha ah.

Khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac ayaa gaaray ciidamada Itoobiyaanka, waxaana la helin faafaahinta rasmiga ah.

Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo aan xisaab lahayn waxay ka joogaan Soomaaliya, iyadoona kamid ah dowladaha hor boodaya gumeysiga lagu hayo umadda Soomaaliyeed.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo kaashaneysa Umadda Soomaaliyeed ayaa dagaal culus kula jira dhamaan ciidamada Shisheeyaha ee duulaanka kusoo qaaday Soomaaliya, waxaana xaqiiq ah in ugu dambeyn Shisheeyuhu ka carari doonaan dalkeena.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.