Dhagayso Barnaamijka Wax kabaro Taariikhda Islaamka.

Barnaamijka Wax kabaro Taariikhda Islaamka waa mid kamid ah barnaamijyada taariikhiga ah ee ka baxay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana looga sheekeyay taariikhaha dowladihii soo maray Muslimiinta tan iyo markii uu dhintay Nabigeena Muxamad Salla-llaahu  Caleyhi Wasallam.

You might also like
6 Comments
  1. Abdullah says

    Asalama Caleykum walaalayaal Allah ha na ibarakeeyo sidee u download kareesan karnaa

    1. Axmad says

      Xalqada aad u baahantay click ku sii kadib way kuu degeysaa

  2. Muscad says

    السلام الله عليكم ايها الاخوة
    Wlloyaal ilahy ha idinka abaal mariyo kaalintan aad ugu jirtaan umadan islaam ka ah ee lagala dagaalaayo inay barato taariikhdeedii uu ka buuxay cisugu laguna maaweelinaayo taariikh ayna waxba ka jirin.
    Wllo yaal way yara ad kaanaysaa inaad marcasta khadka uu wax ka dhegaysato ee miyaad awoodi waydeen inaad u samysaan ama aad ogolaataan in lala degi karo taariikhdan.
    Waa iga talo walalayaal muslimiintuna way isku leeyihiin talada.

    1. Axmad says

      Download way leeyihiin walaal, ee halka hore ee magaxa xalqada ku qorantahay ICON-ka ka muuqda ku dhufo.

  3. Muscad says

    Ma degyso ee save ayuu leeyahy ka dibna link ayuu dejinayaa

  4. Cabdalla Xuseyn says

    Bismillah:-
    ilaahey ayaa mahad leh oo siisayay adoomahiisa maalmo dahabi ah oo ay ugu faani karaan cadawgooda, kuna dhiira galin karaan dhalintooda ka jiifa iskacelinta cadawgooda.

Leave A Reply

Your email address will not be published.