Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Looga hadlay Soo Dhaweynta Ramadaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay soo dhaweynta bisha Ramadaan ee fooda nagu soo heysa, waxaana ka qeybgalay Sheekh Cali Katiin oo kamid ah culimada Diinta Islaamka ee Soomaaliyeed.l

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 17-04-2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.