Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Yahay Sh/Nuur M.C/raxmaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay faa’iidooyinka ku jira bishan Ramadaan iyo sida ugu habboon ee uu qofka Muslimka ah uga faa’iideysan karo waxaana marti ku ahaa Sheekh Nuur Mucallim C/raxmaan.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 1-da Ramadaan

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.