Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 17-08-1441oo ku asteysan 10-03-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 10 04 2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.