Dhageyso Qeybta 1-aad Barnaamijka (Al-Xuruubu Saliibiyah)
Idaacadda Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay haatan dhageystayaasheeda usoo gudbineysaa barnaami muhim ah oo ku saabsan taariikhda “Xuruubusaliibiyah”.
Barnaamijka ayaa wuxuu ka sheekeynayaa duullaanadii ay faranjidu ku qaaday halbowylayaasha caalamka islaamka kuna qabsatay Beytulmaqdas sannadkii 492dii Hijriyada oo waafaqsan 1099kii Miilaadiyada iyo falcelintii ay sameeyeen Muslimiinta.
Nin walbaba tallaabadi
Halku tagay ha geysee
Qofba dunida wuxu taro
Wax ma qariyo taxanee
Taariikhaha ka daawada