Dhageyso Qeybta 3-aad Barnaamijka (Al-Xuruubu Saliibiyah)

Warbaahinta Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay halkan idinkugu soo baahineysaa barnaami cusub oo taxane ah kuna saabsan taariikhda “Xuruubusaliibiyah”.

Barnaamijka oo inoo socon doona inta lagu guda jiro soonka ayaa wuxuu ka sheekeynayaa duullaanadii ay faranjidu ku qaaday halbowlayaasha caalamka islaamka kuna qabsatay Beytulmaqdas sannadkii 492dii Hijriyada oo waafaqsan 1099kii Miilaadiyada iyo falcelintii ay sameeyeen Muslimiinta.

Nin walbaba tallaabadi

Halku tagay ha geysee

Qofba dunida wuxu taro

Wax ma qariyo taxanee

Taariikhaha ka daawada

Halkaan Ka Degso Qeybta 3-Aad Barnaamijka Taariikhda Xuruubusaliibiyah

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.