Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa khamiis, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 09-08-1441 oo waafaqsan 02-04-2020 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali.

 

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 02 04 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.