Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

 

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa JSabti, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-08-1441 oo waafaqsan 04-04-2020 Warka Subaxnimo  waxaa soo jeedinaya Cabdulaahi soomaali.

Halkaan ka dhegeyso war subax 04 04 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.