Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-08-1441 oo waafaqsan 23-04-2020 Warka Subax waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Halkan ka dhagayso war subaxnimo 23 04 2020.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.