Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07 09-1441 oo waafaqsan 30-04-2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.