Ra’iisul Wasaarihii hore ee DF Oo u geeriyooday Coronavirus.

Waxaa dalka Ingiriiska xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii kumeel gaarka Nuur Cadde.

Ehellada Nuur Cadde ayaa xaqiijiyay inuu u geeriyooday xanuunka Coronavirus oo mudooyinkii u dambeeyey uu la xanuunsanaa, islamarkaana loo karantiilyay.

Nuur Cadde ayaa kamid ahaa ra’iisul wasaarayaashii soo maray dowladii kumeel gaarka, waxaana lagu xusuustaa inuu Shisheeyaha u sharciyeeyey duulaanka ay ku joogaan Soomaaliya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.