Sawirro: Meydadka Ciidamo katirsan Jubbaland Oo Jamaame lagu soo bandhigay.

Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo bandhigay meydadka ciidamo katirsan maamulka Jubbaland, kuwaas oo ay ciidamada Mujaahidiinta ku dileen deegaanka Baar Sanguuni.

Dagaalkaas oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu dilay 11 askari oo ay laba sarkaal ku jiraan, waxaana weerarkaas uu kamid ahaa dharbaaxooyinka kulul ee gaaray askarta maamulka Jubbaland.

Qaar kamid ah dadweynaha magaalada Jamaame ayaa usoo daawasho tagay fagaare lagu soo bandhigay meydadka qaar kamid ah ciidamadii maamulka ee ay Mujaahidiintu ku dileen dagaalka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.