Sheekh Nuur Macallin C/raxmaan oo Bogaadiyay Shirkii Wadatashiga Jihaadka Barifa Afrika.

Waxaa isi soo taraya dadka falanqeynaya amaba marxabeynaya shirkii ay dhawaan yeesheen Culimada, odayaasha dhaqanka iyo mas’uuliyiinta sarsare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sheekh Nuur Macallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada Jihaadiyiinta ah ayaa bogaadiyay shir weynahan oo uu ku tilmaamay mid loo baahan yahay in marar badan la qabto.

Wuxuu ummada Soomaaliyeed ugu baaqay iney ku dadaalaan ilaalinta diinta taasoo ka qaalisan wax walba, taasoo haddii iyada la xifdiyo ay wax walba ilaashamayaan.

Sheekhu wuxuu sheegay in shirkan diimeed laga soo saaray qodobo dhaxal gal ah lana rajeynayo iney noqdaan kuwa dhaqan gala oo ummada wax u tara, isagoona bogaadiyay hogaanka Xarakada Al-Shabaab.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheekh Nuur Macallin C/raxmaan

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.