Daawo: Alkata’ib oo Filim kasoo saartay Weerarkii saldhigga Ceelsaliini.

Mu’asasada Alkataib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay Video Maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan mid kamida weeraradii lagu qaaday saldhigga Ceelsaliini ee duleedka magaalada Marka.

Video-ga ayaa lagu daawan karaa dagaalyahanada jihaadiga Al Shabaab oo xoog kula wareegaya saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceel Saliin waxaana weerarkaas lagu daah furay weerar naf hurnimo.

Halka ka daawo Video-ga 
Halkan ka degso Filimka
si toos ah udegso Filimka MP4

You might also like
1 Comment
  1. Engineer says

    video xagee kaloo laga heli karaa maadaama kan laxanibay

Leave A Reply

Your email address will not be published.