Dhagayso Warka Duhurnimo Ee Alfurqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

maanta waa Arboco taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 13-09-1441 oo waafaqsan 06-05-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Degso Warka Duhurnimo 06 05 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.