Diiradda Jimcaha: Coronavirus oo Si Cilmiyeysan Looga Hadlay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay cudurka Coronavirus iyo waxa uu yahay iyadoo si cilmiyeysan loo lafaguray waxaana marti ku ahaa dad si aad ah usoo darsay mowduuca.

Halkan ka dhagayso barnaamijka Diiradda Jimcaha 22-05-2020

Halkan ka dhagayso barnaamijka Diiradda Jimcaha 22-05-2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.