Dhageyso Kitaabka Keyfa Caamalahum ﷺ Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cali Katiin (13)
Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
Daruustaasi waxaa ka mid ah kitaabka keyfa caamalahum ﷺ waxaana soo jeedinaya sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin)
Ikhwaani kitaabkan aso dhameystiran maheli karaaa
Walaal ha waad heli kartaa laakiin kitaabka weli ma dhamaan 2 qaybood uun baa baxday hada halkaas kala dag https://radioalfurqaan.com/?s=kitaabka+Keyfa+Caamalahum asoo dhamaystiran waan soo galin doonaa insha allaah.